Awdalstatenews.com

Fanaanad Kamidah Kooxda Syl2 Oo Magaceeda Layidhaahdo Nimco Xasan Macow Iyo Heestii (waa Hobolad Qaran Hibo Nuura )

Fanaanad Kamidah Kooxda Syl2 Oo Magaceeda Layidhaahdo Nimco Xasan Macow Iyo Heestii (waa Hobolad Qaran Hibo Nuura

Kadib dagaalo iyo dhibaatoyin aafeeyay dhamaan gayiga somaliyeed waxaa yaraatay xusuusta haldoorka bulshada somaliyeed hadaba inaga oo kaduulayna xusuusta haldoorka tariikhda kaga qoran baalasha dahabiga ah waxaa dhawaan fanaanada dada yar ee nimco xasan macow aay soosaartay hees aay bulshada somaliyeed ku hogatusaalaynayso kalintii aay fanka somaliyeed kaga jirto fanaanada wayn ee hobolada waabari hibo maxamed hudon hibo nuura fanaanadan dada yar ee nimco xasan macow iyo heestii aay ugu talo gashay sanadka cusub 2013 fanaanadee qaaliga ah hibo nuura nala daawada

Leave a Reply









Photo Gallery

Log in | onlined by SRH