Awdalstatenews.com
Opinions - Your Say

SNM Shalay Iyo Maanta »

Xassan-sheekh-ismaaciil-geele-Siilaanyo

Waxan salaan usoo gudbinayaa dhamaan bulshad Soomaalida gaar ahaana Awdalstate. Waxan kaloon salaan taa la mid ah usoo gudbinayaa warbaahinta…

Mar 13 2013 / No Comment / Read More »

Maleesiyada Somalidiidka/SNM oo Bilaabay Dhaca Xoolaha Degaanka Xudun, Gobolka Sool ee Khaatumo State »

Sirta-Siilaanyo

Maleesiyaadka Somalidiidka ah ee SNM (Somalida Neceb Midnimada) ayaa markay kala kulmeen tacshiirad Xoogaga ciidamada Xaqudirirka ee Khaatumo State ,…

Mar 3 2013 / No Comment / Read More »

War Culus Maleeshiyo Hubaysan oo Maanta Weerartay Kastanka Saylac iyo Qaswadayaasha Ka Danbeeya Rabshadaha Deegamada Saylac oo la Ogaaday »

jabhad1

Saylac:-Camuudenws-Shaqaalaha dawlada ee ku hawlan beelaha wada dagan taasi oo ay dawladuna ku daawanayso waana fara galin ka tirsan wasarada…

Feb 11 2013 / No Comment / Read More »

SNM SHALEY iyo MAANTA Q1aad »

top-secret1

Waxan sallaamayaa guud ahaan Soomaalida meelkastoo joogaan, sidoo kale waxaan salaamayaa bulshada Awdalstate iyo saxaafada ay hormuudka ka tahey Awdalstate.…

Feb 9 2013 / No Comment / Read More »

Gadabuursi Waa Inuu Talo Iyo Go’aan Adag Ka Qaato Shirka Isbahaysiga Laba Beelood Uga Socda Jabouti Ee lidiga Ku Ah Jiritaankiisa. By Mohamed Dhirane »

dirane1

Waxa ka socda Magaalada Jabouti Shir khatar ku ah Jiritaanka Qoomiyadda Gadabuursi shirkasi o ay horboodayaan labad beelood oo kala…

Jan 27 2013 / No Comment / Read More »

Dacwad Ka Dhan Ah Rayaale Iyo Taliyihiisii Ciidanka Nuux Taani Ma Haboontahay In Laga Furo London Ama Paris? By Mohamed Dhiirane »

dirane1

Sida Dacwadda ka dhan ah Siilaanyo ee ka socota London ee la xiriirta Dorashadii Degaanka oo kale ma haboontahay in…

Jan 20 2013 / No Comment / Read More »

Taariikh Nololeedkii Mujaahid Qaasim Muuse Maxamed »

jabhad

Boorama(SPN) Sida laga warqabo Qaasim Muuse Maxamed waxa uu ku dhashay duleedka magaalada Boorama gaar ahaan deegaanka looyaqaano Afcas oo…

Jan 19 2013 / No Comment / Read More »

Tacsi ku socota Qoyskii uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cabdi Qalinle oo ku geeriyooday Boorama »

INAALILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJUCUUN. Dadkan oo dhamaantood jooga dalka Maraykanka, Europe, Canada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska…

Jan 19 2013 / No Comment / Read More »

Arinku Kuma Haboonayn Saylac E Wuxuu Ku Haboonaa Djibouti »

tn

Marka hore waxa mahadle eebe, waxa kale ee an mahada labaad le web ka kan noo suuro gashay in aan…

Jan 15 2013 / No Comment / Read More »

SAYLAC HALKEE KU XIGTA »

Badi dadweynaha Gobolka Awdal ayaa waxay yihiin dad dhashay wixii ka dambeeyey sideetameeyadii ,isla markaana ay jaahwareeriyeen dagaaladii sokeeye kuwii…

Jan 15 2013 / No Comment / Read More »

Gartii Dhulka Awdal iyo Bulshada Awdal Dhexmartey »

Sallaan Bulsha weynta Soomaalida iyo bulshada Awdal, Sallal iyo Gabiley. Soomaalidu wax yaabaha ay hidaha uleedahey waxa ka mid ah…

Jan 15 2013 / No Comment / Read More »

Jawaab ku socota qoraaga taariikhda saylac…… »

dr-aadan-barakhadle-ibraahim

Markaan qormadaa Akhiriyey mar waan QadhQadhay, Mar waan Qunbacdey, Marwaan Qamuunyoodey, Mar waan qosol gariirey, mar waan Qiiroodey, mar waan…

Jan 12 2013 / No Comment / Read More »

Ubaxaa Kacay Baa Saari Uurgutalade. By: Mohamed Muuse. »

Markii u lahaa Farah Xabiib “ubaaxaa baxaayaan la sugi uurgkutaalada ” wuxuu ka hadlaayey dhibaatooyin dadkiisa haystay. Ana waxan leehayahy…

Jan 10 2013 / No Comment / Read More »

Maqaal Hore 2009 dhalinyarada eedadaysaa heedhe aarsaniye, afka hadalka dayaa mar qudha iiham taa guriye, saylacda agoomowdayba heli asageede »

samatar

Waxaan salamayaa bulshawayta Awdal Salal iyo Gabilay ee gudaha iyo dibadaba waxa kale oon salamayaa aqoonyahanka ka danqaday bulshadooda dulman…

Jan 8 2013 / No Comment / Read More »

Maqaal Hore 10/may/2010 Awdalstate ofsomaliaWaa Astantii iyo Sumadii umada Kasoo jeda Adal Empire. »

garaadka

Marka hore waxan salamayaa dhaman bahwaynta ku abtirsata awdal state ofSomaliamel kaste oo ay ka jogan dunida dacaladeeda . Bacda…

Jan 7 2013 / No Comment / Read More »
Daily Awdalstatenews

Madaxwayne Kuxigeenka Awdal State Mudane Abdiraxman Oo Safar Shaqo Ugu Anbabaxay Xarunta Midawga Yurub Ee Buruxsel Iyo Barlamanka Midowga Yurub Oo Casuumay »

mudane abdiraxman

Madaxwayne Kuxigeenka Awdal State Mudane Abdiraxman Oo Safar Shaqo Ugu Anbabaxay Xarunta Midawga Yurub Ee Buruxsel Iyo Barlamanka Midowga Yurub Oo Casuumay madaxwayne kuxigeenka awdal state mudane abdiraxman abdilaahi ayaa safarshaqo ugu anbab baxay xarunta midowga yurub ee buruxsel halkaasi oo uu kahelay casuumay casuumadan…

May 17 2013 / Read More »

Cabdinaasir Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jowhar oo caawa gurigiisa sabab la”aan ay kala soo dhex baxeen dhiigmiiratadii SNM u baratay tacdiga iyo caadiska reer Awdal state muwaadinkani ayaa lasheegayaa in jeelka hargaysa loo gudbiyay isla galabta »

kinya

Cabdinaasir Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jowhar oo caawa gurigiisa sabab la”aan ay kala soo dhex baxeen dhiigmiiratadii SNM u baratay tacdiga iyo caadiska reer Awdal state muwaadinkani ayaa lasheegayaa in jeelka hargaysa loo gudbiyay isla galabta wararka nagasoo gadhaya xarunta maamul goboledka awdal state ee…

May 13 2013 / Read More »

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa maanta ay Maleeshiyada maamulka Somaliland ka fuliyeen baaritaan guriga ay magaalada ka dagan tahay hooyada dhashay hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Ow Godane. »

alshabaab

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa maanta ay Maleeshiyada maamulka Somaliland ka fuliyeen baaritaan guriga ay magaalada ka dagan tahay hooyada dhashay hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Ow Godane. Hooyadan oo da`ah islamarkaana yara xanuunsan ayay boolisku baareen gurigeeda, iyagoona su`aalo ku aadan wiilkeeda weydiiyay. Dhanka kale waxaa ay…

May 6 2013 / Read More »

Orodyahanka Somaaliyeed mo faraah oo kahadlay shirka london halkaan kadaawo vidioga »

orodyahanka somaaliyeed mo faraah oo kahadlay shirka london halkaan kadaawo vidioga…

May 6 2013 / Read More »

Erayadii Abdikarim Abdilaahi Jibriil Music ahmedwali ibraahim furunle Codkii Alfanaan Samatar Xasan Jamac Iyo Heestii (waxaad aragtaba anaalleh ayaan aabo kugu ogahay ) »

Samj_deeyoo_muuq_maanta

Erayadii Abdikarim Abdilaahi Jibriil Music ahmedwali ibraahim furunle Codkii Alfanaan Samatar Xasan Jamac Iyo Heestii (waxaad aragtaba anaalleh ayaan aabo kugu ogahay )…

Mar 26 2013 / Read More »

Fanaanad Kamidah Kooxda Syl2 Oo Magaceeda Layidhaahdo Nimco Xasan Macow Iyo Heestii (waa Hobolad Qaran Hibo Nuura ) »

sanadka

Fanaanad Kamidah Kooxda Syl2 Oo Magaceeda Layidhaahdo Nimco Xasan Macow Iyo Heestii (waa Hobolad Qaran Hibo Nuura Kadib dagaalo iyo dhibaatoyin aafeeyay dhamaan gayiga somaliyeed waxaa yaraatay xusuusta haldoorka bulshada somaliyeed hadaba inaga oo kaduulayna xusuusta haldoorka tariikhda kaga qoran baalasha dahabiga ah waxaa dhawaan…

Mar 25 2013 / Read More »

Waa hees loogu magacdaray buurta la yiraa Jufa Mici dheer,waa heelo cajiiba,waa hees iyo badh,waa hadiyad qaaliya oo ku socota Hodan Mohamed Nuur Faahiye iyo Beelweynta reer Nur ee Magaalo Cad,Idhanka,Dila iyo Jufa dega. »

awdal

Hees loo sameeyay Gabadh reer Awdal ah- Waa hadiyad beelweynta reer Nuur. Waa hees loogu magacdaray buurta la yiraa Jufa Mici dheer,waa heelo cajiiba,waa hees iyo badh,waa hadiyad qaaliya oo ku socota Beelweynta reer Nur ee Magaalo Cad,Idhanka,Dila iyo Jufa dega. Heestaan waxaa sameeyay Abwaan…

Play
Mar 23 2013 / Read More »

Fanaanadda Qaali Ladan ayaa soo qaaday hees lama arag lama maqala,waxaana erayadda Sameeyay Abwaan Jamaal Meecaad Allaale oo ku nool Magaaladda Borama ee Gobolka Awdal halka uu Laxanka Saaray Dahir Abdulle Alasow,iyadoo Music uu tumay Musikiistaha weyn Hassan Cujeer Cajami.Dhageyso heesta Hungo. »

qaali ladan.

Fanaanadda Qaali Ladan ayaa soo qaaday hees lama arag lama maqala,waxaana erayadda Sameeyay Abwaan Jamaal Meecaad Allaale oo ku nool Magaaladda Borama ee Gobolka Awdal halka uu Laxanka Saaray Dahir Abdulle Alasow,iyadoo Music uu tumay Musikiistaha weyn Hassan Cujeer Cajami.Dhageyso heesta Hungo. Hees Hungo —–…

Play
Mar 22 2013 / Read More »

Munaasabadda xuska sanadguuradii 2aad ee Awdal State oo qabanqaabadeedu ka socota dalka Uganda »

abdilaahi

Munaasabadda xuska sanadguuradii 2aad ee Awdal State oo qabanqaabadeedu ka socota dalka Uganda Guddoomiyaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Awdal State ee magaalada kampala dalka Uganda Cabdullaahi C/qani Ibraahim ayaa sheegay inay magaalada kampala ka socota qabanqaabada xuska sanadguurada 2aad ee maamulka Awdal State oo…

Mar 22 2013 / Read More »

Xaalada Ay Kusugantahay Dakada Saylac Iyo Cadaadiska Maamulka Hargaysa Saaray »

Zayla

Xaalada Ay Kusugantahay Dakada Saylac Iyo Cadaadiska Maamulka Hargaysa Saaray…

Mar 13 2013 / Read More »

Dagaal Caawa Gabaldhacii Kabilaabmay Xariirad Dagaalkan Oo Udhaxeeya Bulshada Degaankaasi Ee Gadabuursi Iyo Maleeshiyaad Reer Djibouti Ah »

tuka1

Dagaal Caawa Gabaldhacii Kabilaabmay Xariirad Dagaalkan Oo Udhaxeeya Bulshada Degaankaasi Ee Gadabuursi Iyo Maleeshiyaad Reer Djibouti Ah sida aaytibaaxayaal wararka naga soogaadhaya degmada xariirad ayaa waxaa cawa gabal dhicii ka bilaabmay dagaal la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala gadisan dagaalkan ayaa u dhaxeeya bulshada degaankaasi…

Mar 5 2013 / Read More »

Habaas (Harowo)- Warar naga soo gaadhaya tuulada Habaas ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah oo ay beesha ciise ku dishay hal qof meel u dhaxaysa tuulada Habaas iyo Xariirad »

PKM

Warar naga soo gaadhaya tuulada Habaas ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah oo ay beesha ciise ku dishay hal qof meel u dhaxaysa tuulada Habaas iyo Xariirad oo la yiraahdo NAADUR. Ninkan la dilay ayaa sida la noo xaqiijiyay kaligii socday, isagoo tiigsanayay rag ka…

Mar 5 2013 / Read More »

English News

Log in | onlined by SRH